Xagee ku dambeeyeen gaadiid looga shakiyay in ay hub sidaan oo Cadaado lagu qabtay ?

Magaalada Cadaado waxaa maalintii sabtida lagu qabtay lix gaari oo nuuca xamuulka qaada ah , waxaana gaadiidkan looga shakiyay in ay wadaan hub iyo sidoo kale gaadiid nuuca aan xabaduhu karin. Ciidamada amaanka ayaa gaadiidkan ku qabtay koontaroolka laga soo galo magaalada Cadaado, waxaana gaadiidkan oo la sheegay in ay ka yimaadeen Boosaaso ay kusii … Continue reading Xagee ku dambeeyeen gaadiid looga shakiyay in ay hub sidaan oo Cadaado lagu qabtay ?